Latest Story

Caaqil Camey: ” Dad Gaar ah oo Doonaya in ay Burburiyaan Puntland ayaa wata Shirka Buura wadal”

March 9, 2010
By Reporter
Caaqil Camey: ” Dad Gaar ah oo Doonaya in ay Burburiyaan Puntland ayaa wata Shirka Buura wadal”

Waxgaradka iyo isimada Beesha Axmed Garaad ayaa kalsoonidii kala laabatay Shirka isimada SSC uga socda Buura Wadal ee gobolka Sool. Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo Xalay (8.3.2010) shir jaraa’id ku qabatay magaalada Garowe xarunta dawlad goboleedka Puntland ayaa daboolka ka qaaday in uu kalsoonidii kala laabtay shirkaas isaga iyo inta ka tala qaadata. Garaadka ayaa sheegay...
Read more »

Garaad C/laahi Garaad Soofe iyo xubnokale oo ka soo jeeda degaanka Buuhoodle ayaa qaadacay shirka Buurowadal

March 9, 2010
By Reporter
Garaad C/laahi Garaad Soofe iyo xubnokale oo ka soo jeeda degaanka Buuhoodle ayaa qaadacay shirka Buurowadal

Garaad C/laahi Garaad Soofe iyo xubnokale oo ka soo jeeda degaanka Buuhoodle ayaa qaadacay shirka Buurowadal Wefti balaadhan oo uu horkacayey Garad C/laahi Garaad Soofe oo dhowaan ka soo kicitimay magaaladda Buuhoodle ee caasimadda gobolka Cayn ayaa ka soo horjeestey si lama filaan ah shirka...
Read more »

Maqaal: Darwiish Wuu Goblamay oo Horgalkaa Sandareero ku Noolka ahbaa ka Hadhay,

March 8, 2010
By Reporter

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi wabarakatu;   Markaan arkay dhibaatada iyo jahawareerka ka jira dhulka ssc ayaa waxaan is weydiidey ama igu soo dhacay maqaalka aan soo gudbin doono,aana jeclahay in qofkii kasta oo ssc u dhashay oo xalaal ahba isku dayo bal inuu sida wacan u abaaro.   hadal...
Read more »

Tacsi KU Socota Qoyska Uu Ka Geeriyoodey Marxuum C/kariim Bulaale Seed

March 8, 2010
By Reporter

Anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yahay waxan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyskii uu ka geeriyooday Alle U naxariistee Cabdikariim Bulaale Seed oo Dhawaan Ku Geeriyooda...
Read more »

Xassan Turki oo Ku Gacan Seydhay Go’aanka Shabaabku ka Qaateen Axmed Madoobe

March 6, 2010
By Reporter
Xassan Turki oo Ku Gacan Seydhay Go’aanka Shabaabku ka Qaateen Axmed Madoobe

Sheekh Xasan Turki ayaa qaadacay go’aan Shabaabka ka soo yeeray, kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Kismaayo, kaasoo gebi ahaanba ku dhamaaday fashil, waxaana Sheekhu ka hor yimid in...
Read more »

Shiikh C/raxmaan Abyad Oo Maxkamad Lagu Taagay Denmark

March 4, 2010
By Reporter
Shiikh C/raxmaan Abyad Oo Maxkamad Lagu Taagay Denmark

Waxaa la horgeeyey maxkamad ku taal dalka Denmark, Shiikh C/raxmaan Abyad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee degan dalkaas. Shiikh C/raxmaan ayaa waxaa lagu eedeeyey in gurigiisa laga helay...
Read more »

Faraax Macalin oo u Waramay Taleex Media, Canaana u soo jeediyey Qurbajooga SSC

March 3, 2010
By Reporter
Faraax Macalin oo u Waramay Taleex Media, Canaana u soo jeediyey Qurbajooga SSC

Gudoomiye ku Xigeenka baarlamaanka kenya Mudane Faarax macalin ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Taleex Media waxaa uu ku difaacay socdaalkiisii uu dhawaan ku tagay waqoyiga Somalia oo...
Read more »

Xildhibano diidan Cumar Cabdirashid

March 2, 2010
By Reporter
Xildhibano diidan Cumar Cabdirashid

Xildhibaano ka tirsan DF ayaa sheegay inay wadaan qorshayaal ay ku diyaarinayana mooshin ka dhan xukuumada Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid, iyagoo sheegay in xukuumadu ay u baahan tahay kalsooni...
Read more »

Golaha Wasiiradda ee Puntland oo Isku Shandayn lagu sameeyey Caawa

March 1, 2010
By Reporter
Golaha Wasiiradda ee Puntland oo Isku Shandayn lagu sameeyey Caawa

Heer Madaxweyne Lr 19 011/03/2010 kuna sabsan Isku shandaynta Golaha Xukuumadda Puntland Marku arkay Dastuurka Dowladda Puntland Marku la tashaday Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Marku garwaaqsaday Baahida loo qabo Isbedel lagu sameeyo Xukuumadda...
Read more »

Xanaaqiyiinta Xaglatoosiye Horkacayo oo Go’aan ku Gaadhay in Ay Galaan Gudaha Puntland

March 1, 2010
By Reporter
Xanaaqiyiinta Xaglatoosiye Horkacayo oo Go’aan ku Gaadhay in Ay Galaan Gudaha Puntland

Shir shalay (28-02-2010) ka dhacay Magaalada Nairobi oo ay isugu yimaadeen maamulka uu madaxda ka yahay Saleebaan xaglatoosiye ayaa waxaa ay ku go’aansadeen in ay gudaha Puntland galaan ka...
Read more »

GUDOOMIYAHA GOBALKA CAYN XARIIR MAXAMED MAXAMUD OO KAWAR BIXIYAY XAALADA ABAAREED IYO MID AMAANBA

March 1, 2010
By Reporter
GUDOOMIYAHA GOBALKA CAYN XARIIR MAXAMED MAXAMUD OO KAWAR BIXIYAY XAALADA ABAAREED IYO MID AMAANBA

Gudoomiyaha Gobalka Cayn Xariir Maxamed Maxamud maruu Waraysi dheer siiyay Idaacadaha maxaliga ah ee Garoowe waxaa kaga warbiyay xaalada dhabta ah ee uu kusugan yahay guud ahaan Gobalka Cayn Gudoomiyaha...
Read more »

Shabkada Xaysimo oo Warbixin Xasaasi ah Ka Diyaarisay Dib U Dhaca kulankii Isimada SSC ee Buura Wadal

February 28, 2010
By Reporter
Shabkada Xaysimo oo Warbixin Xasaasi ah Ka Diyaarisay Dib U Dhaca kulankii Isimada SSC ee Buura Wadal

Shirkii Isimada SSC ee la filayey inuu maanta qabsoomo ayaa dib u dhacay, xaysimo.com waxay ayaamahanba il dheeraada ku fiirinaysay xaalada Isimada iyo siday wax u socdaan,...
Read more »

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wafdi ka socday Dowlada Kuwait‏

February 28, 2010
By Reporter
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wafdi ka socday Dowlada Kuwait‏

Madaxwayanah Dowlada PL Dr C/rixmaan Maxamed Farole ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi Balaaran oo ka socday Dalka kuwait oo soo gaaray magaalada Garowe Galinkii danbe ee...
Read more »

Hambalyo Aroos oo ku Socota: C/laahi Cabdi Duraan iyo Ayaan Maxamed Sheekh Maxamuud

February 28, 2010
By Reporter
Hambalyo Aroos oo ku Socota: C/laahi Cabdi Duraan iyo Ayaan Maxamed Sheekh Maxamuud

Anagoo Ah Dadka Hoos Kuqoran Waxaanu Hambalyo kal iyo Laab ah u diraynaa C/laahi Cabdi Duraan iyo Ayaan Maxamed Sheekh Maxamuud oo ku aqal galay Magaalada Geneva ee Wadanka...
Read more »

Kooxdii Xanaaqiyiinta Ahayd ee uu Hogaaminayey Xaglatoosiye oo Soo Gaaray Nairobi Meel ay uga baxaana Garan la’

February 27, 2010
By Reporter
Kooxdii Xanaaqiyiinta Ahayd ee uu Hogaaminayey Xaglatoosiye oo Soo Gaaray Nairobi Meel ay uga baxaana Garan la’

Siday lawada ogsoonahay markii 8/1/2009 Saleebaan xagletoosiye iyo kooxdiisa lagaga adkaaday doorashadii madaxnimada Puntland waxay xanaaqii isku qaadeen meelo badan waxay isku dayeen inay quudareeyaan ...
Read more »

Khilaaf Siyaasadeed oo soo Kala Dhexgalay Isimada SSC

February 25, 2010
By Reporter
Khilaaf Siyaasadeed oo soo Kala Dhexgalay Isimada SSC

Wararka xaysimo.com helayso ayaa sheegaya in khilaaf aad u ba’ani uu soo kala dhexgalay Isimada SSC kaasoo ragaadiyey isu imaadkoodii iyo dhamaystirka hawlaha u yaal. Khilaafkani wuxuu ka bilowday war...
Read more »

Isimada SSC oo dib ugu dhigay maalinka Sabtida Kulankii ay ku balansanaayeen Buurowadal

February 24, 2010
By Reporter
Isimada SSC oo dib ugu dhigay maalinka Sabtida Kulankii ay ku balansanaayeen Buurowadal

shirkii ay isimadu ku balameen maalinka talaadada ee ay nu soo dhaafnay ayaa dib udhacay markale waxaanay isimadu markale dib ugu dhigeen maalinka sabtida in ay isu yimaadaan balantan ay...
Read more »

Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Go’aamadii Burawadal

February 24, 2010
By Reporter
Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Go’aamadii Burawadal

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr C/raxman Faroole ayaa Maanta (23.02.2010)Golayaasha kala duwan ee Dawladda Puntland (Golaha Wasiiradda, Gudiga Joogtada ah ee Baarlamaanka, iyo Golaha Garsoorka) uga warbixiyey Safarkii Isaga iyo...
Read more »

Fadlan Ka Qeyb Qaado Dhismaha Masaajidka Degmada Ceegaag.

February 24, 2010
By Reporter
Fadlan Ka Qeyb Qaado Dhismaha Masaajidka Degmada Ceegaag.

Magaalada Ceegaag Waxaa laga Bilaamay dhismaha Masjid Jaamacii...
Read more »

Jengali oo ka Warbixiyey Qaabka Loo Xakameyn Karo Burcad badeeda

February 22, 2010
By Reporter
Jengali oo ka Warbixiyey Qaabka Loo Xakameyn Karo Burcad badeeda

Wasiirka arimaha dibada dawlada KMG ah ee Soomaaliya Cali Jamac Jangali ayaa ka dhawaajiyey qaabka ugu haboon ee uu aaminsan yahay in looga hortagi karo weerarada kooxaha burcad badeeda...
Read more »

Shirkadaha Bartoolka oo dhaqaale ku wareejin doona Xukumada Puntland

February 22, 2010
By Reporter
Shirkadaha Bartoolka oo dhaqaale ku wareejin doona Xukumada Puntland

Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda lacag gaaraysa 2 million oo dollarka Maraykanka ah ay shirkadaha baaritaanka shidaalka ka wada Puntland ay ku wareejiyaan Dowlada Puntland. Dhaqaalahan ayaa la...
Read more »

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku jira xabsi ku yaala Jig-jiga.

February 22, 2010
By Reporter
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku jira xabsi ku yaala Jig-jiga.

Magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamula Soomaalida ee dalka Ethiopia waxaa mudo bil ku dhow ku xiran Labo xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya &Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada...
Read more »

Xildhibaan Caasho Axmed oo Weerartay lacagta Cusub ee la soo Sameynayo (Daawo)

February 21, 2010
By Reporter
Xildhibaan Caasho Axmed oo Weerartay lacagta Cusub ee la soo Sameynayo (Daawo)

Xildhibaan Caasho Axmed Cabdalle oo wareysi gaar ah siisay warbahainta Taleex Media ayaa sharci daro ku tilmaamtay barnaamijka ay wado xukumada Somalia ee ay ku dooneyso in ay ku...
Read more »

Garaad jaamac Garaad ismaaciil oo Wareysi Siiyey Shabakada Xaysimo (Dhageyso)

February 21, 2010
By Reporter
Garaad jaamac Garaad ismaaciil oo Wareysi Siiyey Shabakada Xaysimo (Dhageyso)

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey shabkada Xaysimo.com ayaa waxaa uu uga waramaya shirka Buura wadal ee lagu soo magacaabayo xubnaha ka mid noqonayo...
Read more »

Tafaasiilaad ku saabsan Xariga Sheekh C/raxmaan Abyad

February 21, 2010
By Reporter
Tafaasiilaad ku saabsan Xariga Sheekh C/raxmaan Abyad

Sheekh C/raxmaan Abyad oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed, ee dalalka Dibadaha ku nool, isla markaasna qeyb wanaagsan ka qaatay fidinta iyo barida dadka ee Shareecada Islaamka ayaa Booliska...
Read more »

Sh. C/Raxmaan Abyad iyo rag kale oo ay booliiska Denmark xabsiga dhigeen

February 21, 2010
By Reporter
Sh. C/Raxmaan Abyad iyo rag kale oo ay booliiska Denmark xabsiga dhigeen

Sh. C/Raxmaan Abyad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee sida aadka ah looga yaqaan dalka Denmark iyo guud ahaan dalalka Yurub, kuna dhaqan dalka Denmark gaar ahaanna sheekh...
Read more »

Puntland oo digniin u dirtay Maraakiibta Xaalufinaya Khayraadka Badda Soomaaliya

February 21, 2010
By Reporter
Puntland oo digniin u dirtay Maraakiibta Xaalufinaya Khayraadka Badda Soomaaliya

Dowladda Puntland ayaa waxaa ay digniin u dirtay Gaadiid Badeeda Jariifka kawada xeebaha dalka Soomaaliya gaar ahaan xeebaha degaanadda Puntland. Wasiirka Kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Puntland Maxamed Faarax Aadan...
Read more »

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Been Abuur Ku Tilmaamay War Kusoo Baxay Mareegaha Qaar

February 20, 2010
By Reporter
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Been Abuur Ku Tilmaamay War Kusoo Baxay Mareegaha Qaar

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa beeniyay war lagu qoray shabakada Jidbaale isagoo Garaadku wax kama jiraan ku tilmaamay- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ku sugan Deegaanka Buuro Wadal oo khadka...
Read more »

Jaaliyada Magaalada Tukaraq oo u kuura Gashay xaalada Caafimaad & Waxbarsho ee Tukaraq ( Daawo Muuqaalka Safarkaa)

February 19, 2010
By Reporter
Jaaliyada Magaalada Tukaraq oo u kuura Gashay xaalada Caafimaad & Waxbarsho ee Tukaraq ( Daawo Muuqaalka Safarkaa)

Xubno ka mid ah jaaliyada Magaalada Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa dhawaan safar ku tagay magaaladaas iyagoo u kuuragalayay xaalada caafimaad iyo waxbarasho ee magaaladaas, Hadaba kulankii ay jaaliyadu...
Read more »

Ururka Dhalinyarada SUDO ayaa Lacag gaarsiiyey Machadka Caafimaadka ee Sool Instute Of health

February 19, 2010
By Reporter
Ururka Dhalinyarada SUDO ayaa Lacag gaarsiiyey Machadka Caafimaadka ee Sool Instute Of health

Machadka oo ay Waxkabartaa Arday fara badan oo ka kala yimaada Dhamaan Gobolada SSC ayaa waxa uu qaadi qara college-ka labadiisa qaybood Labarotory, Nursing, midwife. Sidaas daraadeed ururka SUDO ayaa...
Read more »

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Al Shabaab ku Eedeeyey Dilalka Qorshaysan ee ka Dhaca Puntland

February 18, 2010
By Reporter
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Al Shabaab ku Eedeeyey Dilalka Qorshaysan ee ka Dhaca Puntland

Shirkii golaha Xukuumada Dowlada Puntland ee Khamiiswalba ayaa maanta ka dhacay Xarunta madaxtooyada Garoowe shirgan guud ahaan waxaa looga hadlay xaalada Amaanka iyo dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalooyinka...
Read more »

Mucawino Lagu Qaybiyey Buuhoodle (Daawo Sawirada)

February 18, 2010
By Reporter
Mucawino Lagu Qaybiyey Buuhoodle (Daawo Sawirada)

Ha’yada UNICEF oo kamid ah ha’yada Qaramada Midoobay...
Read more »

Nin jidhkiisa ay miino kala firdhisay oo saaka lagu aray degmada Xamar Jabjab.

February 18, 2010
By Reporter
Nin jidhkiisa ay miino kala firdhisay oo saaka lagu aray degmada Xamar Jabjab.

Waxaa saakay lagu arkay goob xalay ay miino ka qaraxday oo ku taala degmada Xamara Jajab ee magaalada Muqdisho meydka nin go go,ay kaasoo aanan haba yaraatee la aqoonsankarin. Ninkan...
Read more »

Somaliland oo udhiibtay Itoobiya Gabar Soomaaliyeed.

February 17, 2010
By Reporter
Somaliland oo udhiibtay Itoobiya Gabar Soomaaliyeed.

Maamulka la baxay Somaliland ayaa ugudbiyey dawladda Itoobiya, Gabar Soomaaliyeed oo mudo dheer ku nooleyd magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulkaas, iyagoo ay ciidamada amaanka ee Hargeysa kala baxeen gurigii...
Read more »

Daawo Taariikhda Magaalada Taleex (Xaruntii Daraawiishta) “Qaybta Koowaad”

February 16, 2010
By Reporter
Daawo Taariikhda Magaalada Taleex (Xaruntii Daraawiishta) “Qaybta Koowaad”

Waa Barnaamij aanu ku eegeyno Taraiikhda Degmada Taleex oo ahayd xaruntii halgankii daraawiishta.waxaana uu ka hadlayaa barnaamijku xaalada maanta ay ku sugan tahay Taleex iyo sida ay ahayd 100...
Read more »

Shuruudaha Qusuusiga” Waa In uu Bixiyo 30 Kun Doolar”

February 16, 2010
By Reporter

Iyadoo lagu guda jiro xulida iyo qaybsiga xubnaha 21 ah ee ka mid noqon doono golaha qusuusiga ayaa waxaa hadana la hor dhigay shuruudo adag oo caqabad ku ah...
Read more »

Hargeysa oo Il Gaar ah Ku Egeysa Reer Koonfureedka Laascaanood ku Sugan

February 16, 2010
By Reporter
Hargeysa oo Il Gaar ah Ku Egeysa Reer Koonfureedka Laascaanood ku Sugan

Kadib Markii ay ka qarxeen Laascaanood dagaalo hoose dilal iyo qaraxyo lala beegsado Maamulka Hargaysa ee Somaliland ayaa Waxaa ay bilaabeen Ciidamada Maamulkaas ee gacanta ku haya Taladda Magaaladaas...
Read more »

Laascaanood oo Lagu Haysto gawaadhi Raahsin u Siday WFP (Daawo)

February 15, 2010
By Reporter

Gaawdhi  raashin u siday hay’ada qaramada midoobay u qaabilsan raashinka ee WFP ayaa waxa ay muddo ku xaniban yihiin magaalada Laascaanood kuwaas oo ay u diideen in ay socodkooda...
Read more »

Ismaaciil Xaaji Nuur oo Jeelka Ceerigaabo Ku Guray Waayeelkii Beesha Dhulbahante iyo Cuqaashoodii.

February 14, 2010
By Reporter
Ismaaciil Xaaji Nuur oo Jeelka Ceerigaabo Ku Guray Waayeelkii Beesha Dhulbahante iyo Cuqaashoodii.

-Ismaaciil Xaaji Nuur oo Jeelka Ceerigaabo Ku Guray Waayeelkii Beesha Dhulbahante iyo Cuqaashoodii. Ismaaciil xaaji nuur oo garab ka helaaya nin isagu ka soo jeeda beesha warsangeli oo ugu magacaaban...
Read more »

Gabdha Somali ah oo Jirkooda Ka Ganacsada Dhaqaalo La’aan Awgeed

February 14, 2010
By Reporter
Gabdha Somali ah oo Jirkooda Ka Ganacsada Dhaqaalo La’aan Awgeed

Sacda oo ah Gabar Somaliyeed oo qaxooti ah wax ay karaahsatay waxa ay sameyneyso balse ma haysto wada kale oo ay ku quudiso lix caruur ah oo ay dhashay- Maxay...
Read more »

Xaabsade iyo Casowe oo Cabasho Ka Dhan ah Habar Jeclo u Gudbiyey Riyaale

February 14, 2010
By Reporter
Xaabsade iyo Casowe oo Cabasho Ka Dhan ah Habar Jeclo u Gudbiyey Riyaale

Wararka aanu ka helayno magaalooyinka Laascaanood iyo Hargaysa ayaa sheegaya in Col:xaabsade iyo Wasiirka Cadaalada maamulka hargaysa Casoowe(xasan bisaas)ay ugud biyeen Cabasho Ka dhan ah Maleeshiyaadka Kasoo Jeeda bariga...
Read more »

Shabakada Xogwaran: “Shirkii Burowadal Waxaa uu Bulshada SSC Dhexdhigay Dagaal Hor leh”

February 13, 2010
By Reporter
Shabakada Xogwaran: “Shirkii Burowadal Waxaa uu Bulshada SSC Dhexdhigay Dagaal Hor leh”

Isimadu laba garab ayay ahaayeen. Garab maamulka puntland aaminsanaa in lala sii shaqeeyo, iyo garab aaminsanaa in hogaankii Nairobi lagu soo dhisay uu qabto hogaanka ummadda SSC. Waa laba fikradood...
Read more »

Fadeexadii ugu foosha xumayd oo ay lakulmeen taageerayaasha Somalidiidka ee UK gaar ahaan magaalo madaxda labaad

February 13, 2010
By Reporter
Fadeexadii ugu foosha xumayd oo ay lakulmeen taageerayaasha Somalidiidka ee UK gaar ahaan magaalo madaxda labaad

Ninka layidhaahdo David milliband oo ah wasiirka arimaha dibada ee Wadanka Ingiriiska, ayaa lakulmay Soomaalida degan halkaas. waxaase yaab noqotay markii laga soo daayey TV ga Soomaaliga ah ee Universal in...
Read more »

Shabkada Xaysimo oo Tilmaamtay in ay Muddo Qaadan Doonto Xayiraad Ka Qaadida Maamulkii Nairobi Lagu Dhisay

February 12, 2010
By Reporter
Shabkada Xaysimo oo Tilmaamtay in ay Muddo Qaadan Doonto Xayiraad Ka Qaadida Maamulkii Nairobi Lagu Dhisay

Jimcihii hore oo ku beegnaa 5/2/10 bishan ayey ahayd markii 5 xubnood oo ka mida Isimada SSC la kulmeen Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyagoo ka codsaday in Xagletoosiye iyo...
Read more »

Ka Midho Dhalinti Guushii Shirkii Holhol & Buurowaddal.

February 12, 2010
By Reporter

Inkastoo ay guud ahaan ku amaanan yihiin Isimada dhulbahante go’aamadii ka soo baxay shirkii ay dhawaan ku yeesheen magaalooyinka Holhol iyo Buurowaddal, haddana sida ka muuqata go’aamada dhaxal gelka...
Read more »

MAALINTA DAREENKA DAHSOON (JACAYL) 14/FEBRUARY.

February 11, 2010
By Reporter
MAALINTA DAREENKA DAHSOON (JACAYL) 14/FEBRUARY.

Valentine’s day maalinta dareenka dahsoon (jacaylka) waa maalin in badan oo dunida ka mid ah si milgo iyo maamuus badani ku dheehan yahay looga weyneeyo loogana dabaaldego, damaashaadka iyo...
Read more »

Maxadweyne Ku Xigeenka Puntland oo Xilkii ka Qaaday Dhagaweyne

February 11, 2010
By Reporter
Maxadweyne Ku Xigeenka Puntland oo Xilkii ka Qaaday Dhagaweyne

Wareegto uu maanta xafiiskiisa kasoo saaray madaxweyne ku/xigeenka puntland ayaa waxaa shaqadii Xilkii lagaga Qaaday Gudoomiyaha Hay,ada Ladagaalanka HIV/IADSka Wareegtadan oo uu ku saxeexan yahay madaxweyne ku xigeenka puntland mudane...
Read more »

Duqa Magaalada Tukaraq oo Ka Warbixiyey Dhacdadii 24 January

February 11, 2010
By Reporter
Duqa Magaalada Tukaraq oo Ka Warbixiyey Dhacdadii 24 January

Duqa Magaalada Tukaraq cabdi bidhiidh warsame (Dooraqoosh) ayaa markii u horeysay ka hadlay dhacdadii 24 bishii hore ka dhacday magaaladaas xiligaas oo ay weerar ku soo qaadeen maleeshiyaadka tirsan...
Read more »

Casoowe & Xaabsade oo Saacdo Lagu Go’doomiyey Xabsiga Laascaanood

February 10, 2010
By Reporter
Casoowe & Xaabsade oo Saacdo Lagu Go’doomiyey Xabsiga Laascaanood

wasiirka cadaalada ee somaliland casoowe oo saaka soo booqday xabsiga dhexe ee magaalada lascaanood ayaa intii uu gudaha ku jiray waxaa isweer ka qabtay xabsiga ciidamo hal qoys ka...
Read more »

Ninkii Dilay Marxuum Suxufi oo la Sheegay in la Soo Qabtay

February 10, 2010
By Reporter
Ninkii Dilay Marxuum Suxufi oo la Sheegay in la Soo Qabtay

Maamulka lamagac baxay soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in gacanta kusoo dhigeen Gacan ku dhiiglihii dilay marxuum suxafi oo taliyaha Hawlgalinta Booliiska G/sool ahaa ninkan ay sheegeen in gacanta ku...
Read more »

Indepth

Xaflad Lagu Caleemo Saarayay Gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland Oo Ka Dhacday Nairobi.

Xaflad aad loo soo agaasimay laguna Caleema Saaraya Gudoomiyaha Guddiga Jaaliyadda Puntland ee Dalka Kenya Mudane C/rizaaq Maxamed Cabdulle ayaa Maanta ka dhacday Magaaladda...
Read more »

Qoys Naafa ah oo Ku Dhibaateysan Muqdisho Garagaarna Dalbanaya

Axmed bulaale goofood oo ah nin curyaan ah oo dhalay wiil da,diisu tahay 16-jir ah oo madaxa biyo kaga jiraan oo isna curyaan ah...
Read more »

Cadaaladii Puntland iyo Cadaadiska Cawaroland Iyamaa Inagu Culus.

Cadaaladii Puntland iyo Cadaadiska Cawaroland Iyamaa Inagu Culus. Wixii ka Dambeeyay sanadii 2003 markii uu Maamulka Puntland oo kaashanaya rabitaanka shacabka Laascaanood uu si buuxda...
Read more »

Daawo: Kulankii Madaxwayne kuxigeenka iyo garaadada Sool,Sanaag iyo Cayn

Kulankii madaxwayne kuxigeenka iyo garaadada Sool,Sanaag iyo Cayn
Read more »

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Qado Sharaf U Sameeyey Garaad Abshir & Garaad Cali Buraale

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Qado Sharaf U Sameeyey Garaad Abshir & Garaad Cali Buraale Qado sharaftan maanta loogu sameeyey Aqalka madaxtooyada Dowlada Puntland...
Read more »